Saaka ayaa Bushaaro Baanday la horkeenay maxkamadda oo u jartay todoba maalmood oo rumaan ah.
Waxa lagu eedaynayaa warbixinada ay tebisay gaar ahaan kuwa khuseeya dagaalka Laascaanood.
Garyaqaan Dafac.