Dowlada qatar ayaa wadankeeda ka tarxiileysa wariyah sportiga ee BBC gabadha lagu magacaabo Alex Scott kadib markii ay xidhatey caalamada laga mamnuucay wadanka iyadoo ciyaar toos u tabineysa .
Dalka Qatar hore ayay udiiday inay dalkeeda Qoomu-Luudku gacmaha isku dhex qabsadaan ama xidhaan calaamada Qoomuluudnimada
Hadaba Gabadhan Alex Scott kana shaqaysa BBC qaybteeda Sports ka Ayaa soo xidhatay calaamada Makhnuudiinta
FIFA ayaa sheegtay in la ganaaxi doono qofka lagu arko calaamadahaas Halka Dalka Qatarna ay Masaafurinayso qofka ah Qoomkaas.Gabadhan ayaa mudan doonta masaafuris.
Calamada waa mida garabka ugu xeran Magaceeda waaa OneLove. LGBT.
May be an image of 1 person