
XAASIDKA WAXAY DAGAALLAMAYAAN ILAAHAY SUBXAANALLAAH.
Xaasidku wuxuu ku jiraa shanta denbbi ee u waaweyn dunuubta la galo waxa ka horreeya dilka oo keliya waaka labaad, waxay dagaallamayaan ilaahay waa wax uur xun oo suuraddii fircoon leh wuxuu ka xunyay deeg ama hibo uu ilaahay cid kale siiyay, ma xishoodo Xaasidku waa wax indho adag, wejigiisa waxa ka muuqda kadeed, waakiii ilaahay yidhi xaasid maaya aflax aflaxtu maaya ansax, xaasid ma guulayso hadduu guulaystona haakah ma yidhaahdo, malaayiin doollar hadduu helo noloshu way ka qasantay illayn ilaahay ayay dagaallamayaane waxa ku dhaca, lisan iyo rifan xanuunno dilaa ah oo uu aakhirka u dhinto qabriga waxa kaga horreeya Camalkiisii abeesooyinkii naarta beryihii hore ceeb ayuu ummadda ku dhex ahaa qofka xaasidka ahi wax kasta hadduu haysto lama qiimayn jirin maanta sidii fircoon ayuu shilimmo qaybinayaa waana dhaqan xun oo innagu fiday oo ay haboontay culimadu inay dadka ka wacdido dadka.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





