
XAALADDA HAWADA EE SOMALILAND WAXAY SI TOOS AH OO SHARCIYA UGU SOO NOQONAYSAA HAY’ADDA DUULISTA SOMALILAND.
Taliska xasan shiikh ee xalane ka arrimiyaa isagoo adeegsanaya magacii adduunyada ku fashilmay ee soomaliya wuxuu caalamka si jujuub ah hanti ugaga uruursanayay inuu yahay dawladdii soomaalida isagoo adeegsanaya dawlado yar oo ay jabuuti u horreyso oo ay ka dhexeeyaan masaalax dhaqaale sida ciidamada soomaaliya ilaaliya oo jabuuti daw weyn ay ku qabto, qodobka labaad ee loollanka geelle iyo xasan shiikh wareeriyay oo ah aqoonsiga Somaliland ayaa wuxuu marayaa markay waxba maqliwaayeen inay Somaliland iyadoo ixtiraamaysa caalamka ay toos ula hadasho diyaaradaha dulmara taas oo niyad jabweyn ku ridday geelle iyo gurguurte gabagabo hawada magac u yaalka xalane waxay dib ugu noqonaysaa UNKA.
Somaliland iyadaa maamulysa hawadeeda oo ah dawlad la aaminsanyay.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.






