X A D A R A D A G O B O L K A S A N A A G
Boqortooyadda_Carabta_Maxamuud_Saalax ee degta Gobolka Sanaag ee Caasimadda Ceerigaabo ku biiray Xisbiga Waddani. Muujiyeyna iney hormuud ka yihiin Isbedelka hoogaanka Dalka JSL.
Waxey shacabka Dalku u haraad qabaan iney Madaxweynaha dalka loo cumamaddo Cabdiraxmaan Cirro . Maadama la arkey fashilka 7 sanee ugu danbeyey hogaaminta Madaxweyne Muuse Bihi iyo dalku halku marayo. Loona baahan yahey baadbaaddo
Shacabka Reer Somaliland Gobol walba ey joogaan ilaa heer tuulo waa isbedel doon. Si loo helo Somaliland hogaamiye ku haga Siyaasadd ku dhisan bulsho wadda jirta iyo Dal iyo Dad Mideysan.
Isbedelka Badbaado Qaran
Dalka wuu ka hana qaadey
Waana mid ku dhisan dareen
Shacab oo lagu raadinayo.
Isbedel khayr qaba.
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari