XAFLADDA KAAH IYO SULDAAN XIIREY. CAJIIB
Sadaashu noo sii Sheegey Caawey Muuqataa
Cawa Xafladda iyo dhawaaqa Hotel Kaah ka socda
Habeenkaas baa Suldaan Xiirey sii sheegey. Anagoo Sweden joogna waxey aheyd 2022
Isagoo xajka ka yimi. Ayuu nagu casumey magaaladda Stockhlom. Musharax Cabdiraxmaan Cirro. Waxu siiyey Musxaf Quraana oo uu Xaramka ka soo qaadey. Waxuna ku yidhi. Doorashadani waa tii dalka aad ku badbaadin laheyd. Umadduna iyadoo mideysan ayey kursiga ku saareysa
Waa Habeenkaan idhi. Suldaan Caawa Murashax Ciro. GEEDKII CAWDAL GASIIRKAAD DHEXDA ugu xidhey. Kitaabka waaka miiska saaran ee sawirkiisu ka muuqddo. Yaa is hortaagi kara kitaabka quraanka ah.
Markaa Beesha Weyn Cabdale Isixaaq Waan hambalyeyna iney u dhabar adeygeen weerarka ey ku soo qaaden. Nimanka Kulmiye ee weli naf ka dayaya. Xukumadda gabalkeeddu dhacey
Umaddu waa isbedel doon. Qabyladdu iyo kala faquuq baa kulmiye looga soo cararey iyo madaxeeynaha 7 sano jooga ee ina leh.
Marlabaad ii doorta si aad Eedaan Fartiina. Dalkii iyo dadkii oo yaaban ayuu raba inu 5 sano danbe ina sii horfadhiyo.
Shacabka Somaliland waa isku degaan walba waxa is abaabulaya shacabkii oo leh. Isbedel baanu rabna. Markaa guulwadayaasha xukumaddu wey dalayaan. Yaan loo joojin. Degmo walba waxa ka muuqan doona isbedel doonka oo gacmaha is heysta
Hargeisa xaafadd walba
Waxa ka bilaabmey isbedel
Doonka oo is muujinaya
Waa la is daba socod Mansha allah
Somaliland Guul
Xisbiga Waddani Guul
Musharax Ciro Guul
Hon-Envoy Abdirizak Diinaari