XASAN SHIIKH WAXAY U BADANTAY INUU WEFTI QAYLODHAAN AH U SOO DIRTO QARANKA S. LAND IYAGOO U GOGOLXAADAYA AQOONSIGA S. LAND SI LOGA CAAWIYO DAGAALKA.

Sodeedaba adduunku waa is daba mar waqtigan dawladdii xasan shiikh ee meel kasta ku duushay qaranka s. Landna dagaalka culus la gashay maanta teedii ayaa cuslaysay, waxa soo socota isagoo s. Land aqoonsaday inuu wefti gogol xaadh ah hargaysa uu u soo diro.

Su”aashu waxay tahay ma marka xamar dhinac la qabsadaabuu inna aqoonsanayaa mise marka la hareeteeyo, taasna waayaha sheegi.

Xaaladdu way sii adkaanaysaa dagaalkuna Weji kale ayuu ku yeelanayaa nabsi waa ma baaqdee adoo baahan la arkee.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.