Xasan,wuxuu uyeeray Wasiir Jamaal,wuxuuna waydiiyay su’aal ahayd……

“Maxaad ka qabatay shaqooyinkii aan kuu diray?

Wasiir Jamaal,wuxuu ku jawaabay….

“Mw ,waxaan xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Gabayre oo loo dhawaan waayay,saw shaqo fiican ma’ahan”.

Oday Xasan,intuu qoslay,ayuu ugu jawaabay….

“Kaas anaa iskaga filnaa ee meeday shaqadii aan kaaga diray Dhahar iyo Badhan?

Intaas uguma harine Oday Xasan,wuxuu usii raaciyay….

(Aroy Gabadhaa noo kaa dhaami lahayd ).

Saan xogta ku maqlay Xaaska Jamaal,ayaa ah Safiirad iyo Gabar macno badan leh oo Xasan la dhacsan yahay.

Wasiir Jamaal,waxaa u yeeray XSM,isagoo wax ka weydiiyey howlaha ka socda Rugta Ganacsiga G.Banaadir,gaar ahaan Guddoomiyihii hore Maxamuud Gabayre,markaas ayay sheekadaan dhexmartay.

Wasiir Jamal,wuxuu in muddo ah sugayey jago Wasiir,isagoo Geed dheer mid gaabanba ufuulay helidiisa,kadib shaqadii uu ka soo qabtay LC darteed,ayuu abaalgud uhelay,waxaa kaloo loo diray in reer Sanaag uu PL ka jaro, mase qaban shaqadaas oo waa ku fashilmay.

Meeshii Xamar ahayd ilhaamaa taala xaqiiqiyan.

JQ.