Caydaruus Cabdisamad Maxamed ayaa noqdey xildhibaan cusub oo ka mid ah Golaha deeganka ee Hargeysa .
Xildhibaankan cusub ayaa buuxin doona Marxuum Ismaaciil Sheekh Muuse oo maanta geeriyoodey kana mid ahaa Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargeysa .
Alleh ha u naxariisto Marxuum Xildhibaan Ismaaciil Sheekh Muuse