Xildhibaan Maxamed Yuusuf Kiniin oo ka tirsan degmadda Sheekh oo iska casilay xisbigii uu ka soo baxay ee Kulmiye.

Xildhibaan Maxamed Yuusuf ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani oo ah xisbiga rajada shicibka ee Somaliland.