Go’aanka ay caawa soo saareen waxgaradka iyo salaadiinta beelwaynta Habar_jeclo, taageero iyo dhisid musharax ama xisbi oo kaliya maaha, balse waa badbaado iyo samotabixin qaran,

Waa go’aan xilkasnimo iyo badheedhe koobsaday.
Waana go’aan tilmaami doona inaan la kala guulaysan doonin ee reer Somaliland wada guulaysan doonto.

Go’aanada adadag ee taariikhiga ah
Waxaa ka hadha xus iyo xasuus.
Waan si gaara ugu hanbalyaynayaa musharaxayga Cabdiraxmaan Cirro.

Xildhibaan Laabsaalax.