Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka hadlay xadhiga wariye Bushaaro Baanday

“Ka hadalka Somaliland lawada leeyahay iyo Sixida Maamulka oo ay warbixino iyo Qoraalo lagu toosinayo oo ay ku baahisay Bogeega Gaarka ah ee FCB ayay Xabsiga ugu jirtaa caawa.
Waxan soo jeedinayaa in Bishaaro Xoriyadeeda loo celiyo”
May be an image of 2 people and newsroom