Shirkadaha uu u socday tartanku waa kuwa waraaqahood la wadaagay bulshada shirkadan jug soo dhacday ee magaceedu Inyatsi Construction Group Holdings yahay meelna Tartankii shirkadaha kagamay jirin”.
Musuq maasuq heer caalamiya
Shirakad dhisme oo magaceeda la yidhaahdo
Inyatsi Construction Company ayay Xukuumadu sheegtay inay ku guulaysatay tartankii dhismaha suuqa WAAHEEN
Hadaba hoos ka akhriso Liiska shirkadihii ka qayb galay tartanka Meelna kagama Jiro magaca shirkada la sheegay inay ku guulaysatey tartankii
Xil. SICIID CUDHAY.