Attention:
Xeerkaa sunta ah ee la maleegayo ee golaha wasiiradu hada ansixinayaan waa in baarlamaku hor istaagaa baabiiyaana, hadii kale Somaliland in doorasho ka dhacdo ha filina markaasna aynu hambalyeyno boqortooyada cusub!
Xeerka cusub ee loo samaynayo komishanka doorashooyinka Somaliland nuqul ka mida ayaa sidan odhanaaya:-
“Shirarka Komishanka waxaa isugu yeeri kara gudoomiyaha ama markay codsadaan ugu yaraan afar (4) xubnood oo Komishanka ah, waxayna ku kulmi karaan meel kasta oo ka mid ah JSL,”
Arrintan ayaa ka dhigan in komishanku uu ku shirikaro, go’aamana kusoo saari karo goob kasta xataa Hotelada, ama goobo kale oo aan xaruumahooda ahayn.
Muran kale oo sharci ayaa Somaliland kusoo food leh maalmaha soo socda.
May be an image of text