Anigoo ku hadlaya afka 17 Xildhibaan oo kamida golaha Wakiilada JSL Isla markaana shir dheer oo saacado badan qaatay aanu lagalnay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta, Kadib shir gaara aanu yeelanay xildhibaan golaha wakiilada ee magacyadoodu hoos ku xusan yihiin Waxaanu go’aan ku gaadhnay:

1. In aanan gebi ahaanba ka qayb gelin shirka wasaaradda Macdantu kawado magaalada Hargaysa, qaybna ka ahayn.

2. Waxaanu kaga wada hadli doonaa Degmooyinka ay khusayso iyo dadka deegaanka qaybihiisa kala duwan ee bulshada iyo Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta iyo Shirkada Genel Energy deegaanadaa hawsha laga qabanayo.

Dadka Deegaanada aanu metelnaa cid kale marti uga noqon maayaan deegaankooda.

1. Xildhibaan Abdilahi Yusuf Ahmed.
2. Xildhibaan Abdirashiid Abdilahi Muuse Cagaweyne.
3. Xildhibaan Saleebaan Ahmed Carab.
4. Xildhibaan Mustafe Ahmed Abdilahi Khayreeye.
5. Xildhibaan Maxamuud Xayir Duale.
6. Xildhibaan Ahmed Abdikariin Duale.
7. Xildhibaan Ahmed Muuse Jaamac.
8. Xildhibaan Jamaal Ali Adan
9. Xildhibaan Guuleed Maxamed Warsame
10. Xildhibaan Maxamuud Saalax Cabdi
11. Xildhibaan Saleebaan Diiriye Barre
12. Xildhibaan Bile Abdi Goohe
13. Xildhibaan Abokor Faarah Warsame
14. Xildhibaan Saleebaan Maxamed Faarax
15. Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax
16. Xildhibaan Saalax Maxamed Diiriye.
17. Xildhibaan Jaamac Ahmed Oogle Caano boodhe.

Allaa Mahad leh.
Xildhibaan Abdilahi Yusuf Ahmed MP