
Gollaha Wakiiladda Somaliland oo Baarlamaanka Yurub u gudbiyey qaraar Golle oo ku saabsan Ictiraafka Somaliland.
Xildhibaano ka socda Wakiiladda Somaliland ayaa maanta xubno ka tirsan Baarlamaanka Yurub ee EU u gud-biyey qaraar golle oo ku saab-san Ictiraafka Somaliland, xubnaha Xildhibaanadda ah ayaa waxa hoggaaminaya Guddoomiye- Cali Xaamud Jirbiil waxana kamid ah Xildhibaan Barkhad Batuun, Xildhibaan Xusseen Adan iyo Xildhibaan Xassan Keyse.





