
XILKII OO KA ASHTAKOONAYA XILDDOON XOOLO DOONAYA.
Waqtiyadii hore xilka waxa lagu heli jiray si asturan oo aan buuq iyo laaluush ahay, qof aan is ogayn ayaa la magacaabi jiray, imminkana xilalka jira dhammaan waxa lagu raadiyay guclo iyo orod laaluush kumaankun ah sida baarlamanka iwm.
Boqolaalkaas kun waxa loo bixiyay waa hantida ummadda in lagu xado, waxay ku odhanayaan lacagtu way nooga soo baxaysaa laba qarsanmaayo muslinimada waa ka xaaraan nooca maanta wax loo raadinayaa waa sababta aan u idhi xilkii ayaa ka ashtakoonaya xildoon.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





