Xilli ay weli qoyan tahay xinjirtii iyo dhiigii shacabkeena Laascaanood, in aynu Hargeisa iyo Burco heeso iyo jaas isugu nimaadnaa waa halkii ugu dambaysay maangaabnimada iyo damiir xumada.
Waxaaban xasuustay Siyaad Barrihii, Hargeysa iyo Burco oo ololaya lahaa ciyaarihii kubbadda ee gobalada ayaa ay ka qaybgalayaan”
Waxaaban xasuustay Siyaad Barrihii, Hargeysa iyo Burco oo ololaya lahaa ciyaarihii kubbadda ee gobalada ayaa ay ka qaybgalayaan.”
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani