Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland ayaa u muuqda mid ku soo dhiiranaaya in uu ka qayb qaato doirashada madaxweynaha oo mudo dhaaftay.

Warar aan ka helnay ilo mihiim ah ayaa sheegaaya in kulan qarsoodi ah oo aan la baahin uu madaxweynaha Somaliland uu la qaatay xisbigiisa Kulmiy, wararku waxa ay intaasi ku darayaan in doodo dhaadheer kadib la isla qaatay in dalku u baahanyahay in ay qabsoonto doorashada madaxweynahu sidaasina la isku af gartay in xisbigu u diyaar garoobo doorashada oo wakhtigii ay gudiga doorashooyinka qaranku u asteryeen ay ka hadhsantay mudo yar oo dhowr bilood ah.

Ma jiraan wax war ah oo rasmi ah oo ka soo baxay xafa xukuumadda iyo xisbigeeda Kulmiye oo ku saabsan doorashada in ay galayaan iyo in kake