“Xisbiga Waddani Bari ayuu ka yahay qiyaanada uu Cabdirisaaq Khaliif ku kacay iyo dhibaatadii ay xukuumadu ka gaysatay Laascaanood” Guddoomiye Xirsi.