Musharraxa Cabdiraxmaan Cirro Iyo Gudomiye Xirsi ayaa 4 neef oo Geel ah iyo 50 Adhi ah ku wareejiyay Ciidamada kala duwan ee ku sugan aagga gobolka Sanaag.
Deeqaadaas xoolaha ah Waxaa la wareeegay taliyaha qaybta 3aad Cabdillaahi Axmed Cali (Cabdillaahi Suufi).

Taliyaha ayaa uga mahadnaqay Musharraxa iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI deeqdaas ay soo gaadhsiiyeen ciidamada kala duwan ee ku sugan Sanaag.