Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in dhalinyaro hubaysan oo calanka Xisbiga Kulmiye wataa ay xalay fawdo ka sameeyeen qaybo kamid Hargaysa.
Xisbigu waxa uu sheegay in dhalinyaradani ay rideen rasaas badan, waxaana ay komishanka doorashooyinka iyo laamaha amaanka ugu baaqeen in ay arintaasi talaabo degdeg ah ka qaadaan.