Xisbiga Waddani oo jawaab adag ka bixiyey qoraal ka soo baxay Xafiiska Jananka Ciidanka Nuux Taani.
Qoraalkaas oo eedeeyey dawaladaha US, UK, EU iyo Khaliijka carbeed. Sidoo kale wuxuu eedeeyey axsaabta mucaaradka.
Maxamuud Aadan Jaama “Galaal”
xoghayaha Warfaafinta