Xisbiga WADDANI oo Xoghaye Cusub u Magacaabay Gobolka Saaxil

Hargeysa(Qaran news)-Kusimaha guddoomiyaha, ahna guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Saleebaan Ducaale X Jaamac ayaa magacaabay xoghayaha xisbiga ee gobolka Saaxil.

Qoraallkaasina isagoo dhammaystiran wuxuu u qornaa sidan:-