Hadii xubin kayd ah ka baxo xisbigii uu ka tirsana waxa uu waayay xuquuqdii kaydka ee buuxinta kuraasta bannaanata, waxaana
buuxinaya xubinta ku cod xigta liistada kaydka xisbiga uu ka baxay.
Qodobka 78(5) ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo diiwangalinta codbixiyayaasha xeer L.r 91/2020.”
Garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil
, waxaana buuxinaya xubinta ku cod xigta liistada kaydka xisbiga uu ka baxay.
Qodobka 78(5) ee Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo diiwangalinta codbixiyayaasha xeer L.r 91/2020.”
Garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil