“Xukumaddu waa inay si deg dega Baadhis ugu Samayso wixii Gubay Suuqa Wajaale”
Murrashaxa Madaxweyne Kuxigeenka WADDANI
Musharraxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga WADDANI Amb. Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa sheegay in uu la dareen iyo damqasho yahay ganacsatada hantidoodii ku waayey masiibada dabka ee haleeshay suuqii weyna ee Wajaale.
Waxa uu Ilaahay uga baryey in uu bedel kheyr qaba ka siiyo hantidoodii.
Dhiรฑaca kale Musharraxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga WADDANI waxa uu xukuumadda ugu baaqay in si deg dega Baadhis Ballaadhan loogu sameeyo soo noqnoqashada gubashada Suuqyada dalkeenna.