“Ciidanka Qaranku waxay ku jiraan dib-isku-habayn iyo diyaargarow culus oo cadowga lagaga hortagayo.”
Hargeysa(Qaran)-Wasaaradda Gaashaandhiga JSL ayaa warsaxaafadeed ay hadda soo saartay ku sheegtay inay dib u habayn iyo istaraatajiyad millatari uga soo saartay fadhiisimadii ciidanka Qaranka ee gobolka Sool.
Waxa kaloo Wasaaraddu sheegtay inay difaaci doonto dalka iyo xudduudihiisaba. Warsaxaafadeedkaasina wuxuu u qornaa suda