Xulka Qaranka Faransiiska oo ka badiyey Morroco by Qaran News | Dec 15, 2022 Xulka Qaran ee Faransiiska ayaa u gudbay Final-ka Kubbada Cagta Koobka Adduunka waxaanu kaga badiyay Xulka Morroco Ciyaartii caawa 2 Gool iyo Eber. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 122