๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐๐ข๐ข ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐: Sooyaal 11 Kun oo sanno ah !!
Sida ay ku xuseen Buugga Pastoral Democracy taariikhyahanada waawayn ee Siciid Samatar iyo I.M. Lewis, kelmada ama magaca “Soomaali” maaha mid da’weyn marka laga hadlayo taariikhda qoran oo waxaa qoraal laga heli karo u horaysay qarnigii 15naad. Somaliland oo ah goob facwayn oo taariikh badani ka lunsan tahay magacyadii loo diwaangeliyay waxaa ka mid ah:
๐. ๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐๐ฅ๐๐๐ก๐ฒ๐๐๐ (๐๐ ๐๐๐ญ๐ฃ๐๐ซ) ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ง๐ ๐จ๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ (๐๐ก๐ฎ๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ฎ๐ ๐): 4500 sanno ka hor ayay u yaqaaneen masaaridii hore labbadan magac waxayna ahayd meel ay ka barakaystaan.
๐. ๐๐๐๐ซ๐จ๐๐ข๐ (๐๐ข๐ฆ๐ซ๐ข ๐๐ก๐๐๐ซ๐๐ฒ๐๐๐ฅ): 2,550 sanno ka hor ayay magacan u xuseen Giriigu waxaana lagu sheegaa inay ahayd Somaliland, waa dhul ay ku noolaayeen dad hodan ah, qorqoran, dhaadheer oo aad u cimri dheeraa.
๐. ๐๐๐ฅ๐๐จ (๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐), ๐๐ฏ๐๐ฅ๐ข๐ญ๐๐ฌ (๐๐๐ข๐ฅ๐), ๐๐ฎ๐ง๐๐ฎ๐ฌ (๐๐ข๐ข๐ฌ), ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ง๐ง๐ (๐๐๐ฒ๐๐ก): 1970 sanno ka hor, Giriigu mar kale waxay ku xuseen inay Somaliland ka jireen magaalooyin ganacsiyeed qani ah oo ay ugu mudnaayeen Saylac iyo Berbera.
๐. ๐๐๐ง๐ ๐จ๐ ๐๐จ-๐ฉ๐-๐ฅ๐ข (๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐): 1,660 sanno ka hor taariikhyahanka Shiinaha ah ee Tuan Ch’eng-shih wuxuu ku magacaabay Somaliland dhulkii Berberiyiinta, waa markii ugu horaysay ee Shiinuhu Afrika yimaado waana barta ay u aqoonsan yihiin inuu ka bilaabmay xidhiidhka Africa iyo Shiinuhu.
๐. ๐๐๐๐ญ ๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐๐ง๐๐ญ๐ / ๐๐๐ข๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐๐ง๐๐ญ๐: 800 sanno ka hor
๐. ๐๐๐๐ฅ ๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐๐ง๐๐ญ๐: 600 sanno ka hor
๐. ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ๐ก ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐: 1884 – 1960
๐. ๐๐ญ๐๐ญ๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐: 26 June – 1 July 1960
๐. ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐: 1960 – 1991
๐๐. ๐๐๐ฉ๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐: 1991 – hadda
Dr Cabdiqani Muse Xasan





