Wefti balaadhan oo ay hogaaminayaan Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali xaaji Xasan iyo Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Hogaanka Xisbiga ayaa Si balaadhan loogu soo dhaweeyey Degmada Saba wanaag.
Weftiga ayaa Soo kormeeray goobta Diwaan gelinta cod bixinta ee Degmada Sabawanaag,Kormeerka Kaddib waxa Madaxda Xisbigu Kulan la qaateen Dadweynaha ku nool Degmada Sabawanaag waxaana ay ugu baaqeen inay qaataan kaadhka Diwaan gelinta Cod bixinta.
May be an image of 1 person, sitting, standing and outdoors
May be an image of 1 person, sitting, standing and outdoors
May be an image of 4 people, people sitting and indoor
May be an image of 3 people, people sitting and indoor