Beesha deegaanka Saylac Somaliland oo soo saartay Warmurtiyeed ka soo baxay Shir ay ku Yeesheen deegaanka Jidhi
Hargeysa(Qaran)- Beesha deegaanka Sayllac ee galbeedka Somaliland ayaa shir lixdii maalmood ee la soo dhaafay ku yeesheen deegasnka Jidhi ee gobolka Selal, waxay ku sgeegeen inay ka shaqeynayaan qarannimada Somalilabd iyo horumarkiisa.
War murtiyeed dheer oo ay soo saareena wuxuu u dhignaa sidan:-