Jaamacda Carabta ayaa todobaadkii hore khariidada dalalka Carabta ka tuurtay khariidada Somaliland kadib markii dalka Israel ay aqoonsatay jamhuuriyada Somaliland.

Dhanka kale 8 dal oo kamid ah jaamacda Carabta ayaa ku doodaaya in Somaliland ay jaamacda Carabtu aqoonsato dalka Somaliland oo si gaar ah loogu soo daro khariidada jaamacda Carabta.

Sideed u argtaa fadlan fikirkaaga noogu soo hagaaji

Admin@qarannews.com