Dadka Somaliland waxay shaqada u helaan siday Xukummada ugu kala wasiiro Badan yihiin by Qaran News | Sep 3, 2022 Somaliland dadku waxay shaqada ku helaan sida ay hadba reerkoodu ugu wasiiro badan yihiin Xukumada, reerkii aan Wasiir lahayn dadkiisu shaqo ma helaan” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sidan yidhi maanta. Share on Social Media x facebook emailwhatsapptelegram Post Views: 248