Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay, Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa ku sii jeeda dalka Maraykanka wararku wax ay sheegayaan in waftigu ay koobanyihiin, iyada oo xubnaha hoos ku xusan in kasta oo xubnaha qaarkood ay ka sii horeeyeen Madaxweynaha

1. Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro
2. Marwada Koowaad
3. Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland
4. Wasiirka Arrimaha Dibadda
5. Wasiirka Madaxtooyada
6. Wasiirka Duulista Hawada
7. Wasiirka Gaashaandhigga
8. La-taliyaha Sare ee Arrimaha Dibadda
9. ​​La-taliyaha Sare ee Arrimaha Dhaqaalaha
10. La-taliyaha Sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda
11. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada (Chief of Staff)

Wafdigan ayaa madaxweynaha ku wehelin doona inta lagu guda jiro kulamadiisa rasmiga ah ee ay xagaasi ku yeelan doonaan.