Arrintani Waa khiyaano Qaran

Xukuumadda Biixi shacabka JSL waxay u aragtaa dad dhego la’ oo wixii loo sheegaba Iska qaadan kara!! Waa Khiyaano Qaran in maanta Somalia Mashaariic ka fulinayso Caasimaddii Qaranka JSL Hargeysa, inagoo soo taagan oo xay ah Xukuumaddeenniina ogolaatay!!! Waa khinaayo Qaran Khiyaano Qaran waa khiyaano Qaran.