Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa maanta agaasimaha tv-qaranka u magacaabay wariye Axmed Xuseen Warsame Muumin
Wariye Axmed Xuseen Ciise ayaa warbaahinta ku soo jiray 37ki sano ee ugu danbay isaga oo ka mid ahaa wariyayaashii Idaacadii ku hadli jirtay codkii halgankii Somaliland ee Itoobiya saldhigeedu ahaan jiraysidoo kale mudo dheer ka hawl galaayay Idaacada radio Hargeysa iyo sidoo kale tv-ga qaranka ee uu hada xilka ka qabtay