Wadada weyn ee halbalaha u ah magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland ayaa maanta la kowsatay qurux iyo nidaam taasi oo ay ka danbaysay kadib markii dawlada hoose ee Hargaysi ay furtay wadada dheer ee dhex marta suuqa weyn oo ay isku cadilnaayeen dadka iyo baabuurtu

Halkan ka daalaco isbadalka


Dadweynaha ayaa  meelihii loogu talo galay soconaaya, baabuurtuna meeshoodii

Dadweynaha ku dhaqan caasimada oo maanta ay qaarkood wax ka waydiisay nidaamkani banaynta wadooyinka ayaa sheegay in ay ku diirsadeen soona dhawaynayaan arinkaasi, sidoo kale dadkii jidadka ku ganacsanjiray ayaa noo sheegay in ay ku qanacsanyihiin oo wakhti la siiyay