“Cida badbaadinaysa Dalka Somaliland ee jecel waa inay Xilalka Gudoomiyaha Guurtida, Xilka Ciidanka Qaranka, Booliska, Maxkamadda Sare, Baanka iyo Sirdoonka dalka ha loo qaybiyo ee yaan beelaha Darafyada la isku kaaya dirin.”
Cali Xaamud Jibriil Gudoomiye ku-xigeenka labbaad ee Golaha wakiilada.
