“Dadkaasi cadaw maaha argagaxisona (Laascaanood) maaha waa dad muuminiin ah, kalmadan Argagaxisona gaala keentay waxaanay u keeneen kolba ninka ay dilayaan ayay argagaxiso ku sheegaan inaguna tii uunbaynu qaadanay oo dadkeenii muslimiinta ahaa ku fasiraynaa “.
“Meel dhibaato ka dhacayso ilaahay ayaa loo baryaa inuu dabka ka bakhtiiyo, hadaad ku faraxdo ood ku wiirsato adna way kugu dhacaysaa , dad baan arkayay laha waan dabaal-degeynaa waar dad muslimiina oo walaaladeena weeye Laascaanood dadka ku dhimanayaa , markay dhibaato dhacdo waa lala dareema xanuunka oo waa loo duceeyaa oo Allow ka bakhtiibaa layidhaa “.
Sheekh Maxamed Siciid Saaweer
Imaamka masjid ka Huda ee magaalada Borama
May be an image of 1 person