Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran soo xidhis ah u jartay, Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xasan Shire Abgaal, Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya, Khadar Faroole, Wasiir hore Maxamuud Shiddo iyo Maxamed Jaamac Faarax.
May be an image of 3 people and text
Wasaarad Laydhkii laga jaray
Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta, Tijnoolajiyadda, Dhaqanka & Dalxiiska Puntland ayaa laga goostay korontadii ka dib markii ay iska bixin weydey kiradii laydhka oo ay leedahay shirkad gaar ah.