
DAWLADDA SOMAALIYA WAQTIGII AY CAALAMKU DHEGAYSAN JIREEN WUU SOO DHAMMAADAY.
Dawladihii Somaliya soo maray aqoontoodu waxay dhaafiweyday
inay dalka soomaliland ku lumiyaan waqtigii ay wax ku qabsan lahaayeen, taasnna caalamkii qaadhaanka siin jiray waxay ogaadeen inay dariiq qalddan hayeen dhaqaalihiina way ka goosteen waxna kama dhegaystaan.
Daraasad ay sameeyeen khubaro maraykanka, ingiriiska iyo dawladaha yurubi waxay heleen dhibaatada geeska afrika ku faafaysa inay xuddun u ahaayeen dawladihii kala danbbeeyay ee soomaaliya, haddii aan wax laga qabanna geeska afrika ay ku faafi doonto arggagixisadu Waayo waa nidaam ganacsi oo xididdo dhaadheer ku leh soomaaliya oo jaar la ah Somaliland, sidaas awgeed waa in degdeg loo aqoonsado s/Land oo ay dagaal culus ku hayaan.
MAHADSANID.
BACAW CABDI.
GUUL ALLE.
LONDON.






