War saxaafadeed kasoo baxey; hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya , ayaa markii ugu horeysay lagu sheegay ina la jabsadey website-ka E-visa Somalia.

Arintani oo xaqiijinaysa warkii ay dawladda Maaraykanku hore u sheegtay in la jabsaday
Shabakadii laga goosan jiray dal ku galka Soomaaliya ee E-Visa halkaasi oo lagala baxay macluumaad badan oo shaqsiyadeed