” Dhacdadii ugu murugta badanayd xalay ee ka dhacday hotel liido ee muqdisho oo alshabaab weerar iyo qarax ku gashay.

 

“Walaashey oo shalay ka timid dalka dibeddiisa ayaa kamid ahayd dadku ku dhintay qaraxii xalay. Weli isma aanan arag oo saakay ayaan ballansanayn.!