“Dhibaatada Sool ka dhacday waxa ka masuul ah xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi, waxaana sababay siyaasad xumadeeda iyo talo xumadeeda lagumana banaysan karo Cudur daarna loo heli mayo dhiig qof Muslim ah oo ladaadiyo loomana hayo dallo kale oo loo daliishado” xil Cabdilaahi Yuusuf Axmed.
May be an image of 1 person, suit and indoor
Dhibaatada Sool ka dhacday waxa ka masuul ah xukuumadda Muuse Biixi, waxaana sababay siyaasad xumadeeda & talo xumadeeda..Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka S/land & Ururka KAAH