Xoghayaha gaarka ah ee Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Mudane Abdulkadir Eidleh ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyey waraaqaha Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi CIRRO .

Xoghayaha waxaa si rasmi ah uga guddoomay waraaqaha Guddoomiyaha Komishinka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Talaabadani waxa ay ka dhigan tahay, in si rasmi ah loo soo daabici waraaqaha codeynta.