May be an image of 1 person
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa dib ugu laabtey Magaalada Laascaanood .
Gudoomiyaha oo maalmo kooban joogay Hargeysa ayaa sheegay in uu madaxweynaha kula soo noqdey la tashi iyo war bixin ku saabsan xaalada Magaaladaas .
Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in madax dhaqameedka ku shiraya magaalada Laascaanood ay ku dhawaaqan go,aamo .