GUDOOMIYAHA JABHADDA LAASCAANOOD FIRDHIYE WUXUU GUUL KA DHIGAYAA SAWIRKA UU LA GALAY XASAN SHIIKH (GURGUURTE).
Waxaynu warbaahinta ka daawanaynay jabhadda Laascaanood oo la buunbuuninayio Xamse iyo fiqi oo dhawaan yimid Laascaanood si ay colaad uga huriyaan
Waxa loogu soo raray diyaaradaha JAMAC BULUU qoryo iyo rasaas jaabo jaabo ah oo uu Fiqi si cadaawad ah ku keenay laascaanood.
Waa ayaan darro waqtigan oo nabad la raadinayo inuu maamulka xalane dadka reer laascaanood uu u adeegsado dhulkooda inaanay nabadi ka dhicin.
FIRDHIYE dadkii maamul GOBOLEEDKA ka sugayay wuxuu u hayaa sawir uu la galay Xasan Shiikh iyo colaad cusub oo ay hurinayaan, waa waxtarkii safarkii Firdhiye.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.