Dhamaan dadka reer Somaliland waa in ay ka foojignaadaan dad aan Somaliland u dhalan oo iska dhigaaya in ay yihiin dad muwaadiniin ah reer Somaliland, dadkaasi oo u badan dumar waxa ay maagayaan siyaasiyyinta reer Sool bari ah ee ku soo guryo noqonaaya Hargeysa oo ah caasimadoodii.
Waxa aan halkan kancadynaynaa in aanay dadkaasi caytamayaa ayna matalin Somaliland, dawlada iyo shicibka Somaliland waxa ay gacmo furan ku soo dhawaynayaan shaqsi kasta oo ku soo laabnaaya dalkiisa
Marwo Faahiima Yuusuf Quunje waa muwaadinad Somalilander ah oo ku soo laabtay dalkeedii laguna faraxsanyahay soo laabadkeeda





