
HOGGAANKA DHAQANKA EE ISAAQ WUXUU U BAAHANYAY INAY ISU YIMAADAAN OO AY QABSADAAN SHIR DHAQANKA LAGU XOOJINAYO.
Waddanka s/Land waxa waqti dheer oo boqolaal sadood ah ka soo talinayay hogaanka dhaqanka, intii ay dawladuhu yimaaddeenna kamay fogayn, halgankii dhacay iyo dhismihii dawladdana kaalin culus ayay kasoo qaateen waa udub dhexaadka bulshada, waqtigan waxa soo baxay wax aan dhegona maqal dhaayuhuna arag oo ay ku jirto cay dhaqanka debedda ka ihi, qof iyo laba way ka badantay waa halkii innoo bedqabtay sidaas awgeed shir laysugu soo dhawaanayo ha qabsadaan hoggaanka dhaqanku.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.






