HUWANTII WAXAY ISU DIYAARINAYSAA INAY DAGAAL KU SOO QAADO S. LAND SIDAAS AWGEED LOOMA BAAHNA SALAADIIN WARBBAAHINTA ISKA CAAYA.
Xasan shiikh wuxuu bilihii u danbbeeyay dhaqaale aan xad lahayn iyo awood wixii uu hayay isugu geeyay huwanta bariga sool iyo sanaag joogtaa inay weeraraan s. Land isagoo ku xajiimaynaya aqoonsiga qaranka s. Land.
Wuxuu u soo iibiyay Mar qudha gaadiid gaadhaya 184 gaadhi iyo qoryihii la saarayay oo uu u soo diray, wuxuu dhinacwaday lacag kaash ah oo ku hawl gelinayo huwantu inay ku carqaladayso s. Land iyagoo siyaabo kala duwan ku bixinayay, ugu danbbayn waata sababtay xamse barre inuu yidhaahdo waxaan tegayaa laascaanood isagoo aan ku dhicin inuu yimaaddo.
Safarka xamse barre waa xaalad abuur iyo baro bagaandho ma imankaro laascaanood waxaana ka taagan iyagiyo fallaagada khilaaf huursan oo aan dhammaad lahayn.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.